Askari Meydkiisa laga helay duleedka Guriceel iyo faahfaahino ka soo baxaya

Meydka nin dhalinyaro ah oo xiran direyska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa lasoo dhigey halka lagu magacaabo Laanle oo duleedka ka ah Guriceel. Dadka deegaanka ayaa sheegay in ninkan ay tuhmayaan in laga soo qaaday gudaha magaalada, laguna dilay goob kale la soo dhigay halkaas gabal-dhicii maanta. Meydka askarigan ayaan illaa hadda la aqoonsan, waxaana jirkiisa … Continue reading Askari Meydkiisa laga helay duleedka Guriceel iyo faahfaahino ka soo baxaya